OYSU California ayaa dadaalka ay ugu jiraan Barnaamijka I CARE about the OGADEN oo ah barnaamij urur oo lagu baadi goobayo dadyowga u dhashay wadanka Mareykanka ee leh siyyaasiyiinta, ururada bulshada iyo dadka caanka ahba mid lagu barayo qadiyada Ogadeniya isla markaasna looga raadsanayo in taagero looga raadsado bulshada rayidka ah iyo kuwa siyaasiga ahba in qadiyada Ogadeniya ay u tageraan islamarkaasna uga soo horjeestaan Gumeysiga foosha xun ee Madow ee Ethiopia. Hadaba dadaalkaas iyaga oo wada dhalinta OYSU Faraca Californiya ayaa waxay ku guleysteen in dad caan ka ah wadanka USA ee loo Yaqaano “CELEBRITIES”  inay ku guuleystaan inay qadiyada baraan islamarkaasna ka helaan taagero.

Waxaa kamid ah dadka ururka OYSU lakulmay Actorka caanka ah ee  Actor Don Cheadle oo ah aktiorkii isagu sameeyay filimkii qaaliga ahaa ee aduunka oo dhan ka galay heerarka filimada ugu sareeya Waa Filimki (HOTEL RUWANDA) Ruwanda Genocide. Hadaba Actorka ayaa ururka lagalay sawiraan islamar ahaantaasna saxeexay Petition la horgeyn doono wadanka Mareykanka oo looga dacwoonayo Xasuuqa ka socda Ogadeniya.

 

ONA

 


 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay