Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Gobolka Faafan maalintii labaad kasocda Siminaar aad muhiim u ah oo ay kafaa’iidaysanayaan qaar kamid ah xubnaha JWXO ee Gobolka Faafan kusugan.

Siminaarkan oo ah mid dhumuc leh ayay dhigayaan qaar kamid ah Madaxda ugu sarsaraysa ee JWXO, waxaana Siminaarkan diirada lagusaaray arimaha Siyaasada, Dhaqaalaha, Maamulka iyo Taariikhda dalka Ogadenia.

Siminaarka ayaa sida lagu wado socon doona dhowrka bari ee fooda inagu soohaysa hadii Alle Idmo, waxayna ardaydu sheegeen in ay wax badan kafaa’iideen siminaarka iyaguna ay dadka usii faa’iidayn doonaan.

Wixii kasoo kordha howsha Siminaarka kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay