Waxaa magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan kulan muhiim ah kuyeeshay Xoghayaha Guud ee Ururka Dhalinyarada Iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia (OYSU) Mudane Cumar Sheekh Cabdulaahi (Cumar Sooya) iyo qaar kamid ah dhalinta Jaamacada Jigjiga University.

Halgame Cumar Sooya ayaa ugu horaynba dhalinta Jaamiciyiinta ah usharaxay hamiga OYSU iyo sida mustaqbalka dhalinta dalka ay karabaan.

Dhinaca kale dhalinta Jaamacada ayaa soobandhigay sida ugu fudud ee da’yarta wax loobari karo iyo kaalinta ay dhalinta OYSU ka qaadan karaan.

Gabagabadii Xoghayaha OYSU iyo dhalinta Jaamacada ayaa kubalamay wada shaqayn iyo sidii umada wax loogu qaban lahaa.

ONA/Jigjiga.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay