Ciidamada wayaanaha  ee sida bahalnimad ah ula dhaqma dadka shacabka ah ee ogaadeenya ayaa waxay maalin walba ku kacaan  xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda bani-aadamka

Dhibaatooyinka loo gaysto dadka ogaadeenya ayaa   waxa ugu badan in  loo xidhxidho si aan aabayeel lahayn

Hadaba waxaa nasoo gaadhay  magacyada qaar ka mid ah dadkii ugu danbeeyay ee la xidhxidhay  waxayna kala yihiin.

15/5 /12 waxaa lagu xidhay Tuulada Burqo-yar  ee daGmada Dhanaan

Xaashi macalin maxamed

25/5/12 waxaa lagu xidhay magaalada  Dhagaxmadaw

Ismaaciil maxamed xaashi

Maxamed cabdi axmed nuur

Aadan cabdi kaamil

Axmed cabdi yuusuf

Xuseen cali qaloonbi

Cabdi xuseen yare

Xawaao muxumed cumar

Xaliimo sheikh axmed

Mukhtaar muxume shire

4/5/12 waxaa lagu xidhay magaalada  Dhagaxbuur

Cabdi muxumed  xasan

Ayaanle maxamuud xasan

Maxamuud jibriil xuseen

Cabdi sheikh badal cali nuur

Sureer yuusuf muuse

14/4 /12 waxaa lagu xidhay magaalada Dhagxbuur

Shuun shariif  ibraahim

Ardo sheikh maxamed sheikh xasan

Sahro xarbi

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay