Waxaa magaalada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo Kasocota qabanqaabada Shirwaynaha Ururka Dhalinyarada Iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee Gobolka Doollo.

Shirkan oo dhawaan qabsoomi doona hadii rabi qadaro ayaa lagu dooran doono maamul cusub oo uu yeesho Ururka OYSU fariciisa Gobolka Doollo.

Gudiga qabanqaabada Shirwaynaha dhalinta OYSU ayaa sheegay in ay Shirwaynaha kasoo qayb gali doonaan ergo kakala socota Dagmooyinka Gobolka Doollo iyo marti sharaf kale.

Wixii kasoo kordha Shirwaynaha OYSU ee magaalada Wardheer kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay