Waxaa hada Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee magaalada Jigjiga kafurmay Shirwaynihii dhalinta OYSU laantiisa Jigjiga.

Shirkan oo lagu wado in lagu doorto maamul cusub oo Faraca OYSU ee Jigjiga uu yeelan doona ayaa hada kasocda Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan, waxaana shirka kasoo qayb galay qaar kamid ah Madaxda iyo Kaadirka JWXO.

Wixii kasoo kordha Shirwaynaha OYSU Jigjiga oo si habsami leh usocda kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay