Shir sanadeedkii Unugta JWXO ee Muqdosho oo siwayn loosoo agaasimay ayaa hada kafurmay Magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ahaa Kulamadii caadiga ahaa ee sanadlaha ay uqabsan jireen Unugta Jwxo ee Muqdisho waxaa lagu Furfuray sidii Caadiga ahayd aayado Qur’aanka Kariimka ah kadibna Gudooomiyaha Unugta Jwxo ee Muqdisho Mr. Maxamuud Baakistaani ayaa kulanka ku soo dhaweeyay kasoo qayb galayaashii Kulanka waxaana xigsatay Wacdi diini ah oo uu soo jeediyay Sheekh Maxammad Bahlaawi Runtiina dareenkii Bulshada Khushuuc galiyay.

Waxaana Jira Masuuliyiin Jabhadeed oo kajeedinaya Khudbado halgameed oo waafi ah kana imdyaayh Halgame Shaafici waxaana hada socota Hadal Jeedinta wakiilka OYSU Soomaaliya Mudane Xuseen-Shariif.

Waxaa kulanka bilaya kasoo qaybgalka Abwaankii waynaa ee Qadiyada Ogadenia: Abwaan kaadheeri.

Kulanka ayaa ilaa hada si habsamileh usiisocda wararka Kulanka kala socda Wakaaladaha warbaahineed ee Jabhada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay