Daaw: Afhayeenka ONLF Halgame Cadaani Hiirmooge oo Waraysi Gaar ah siiyay Wakaalada Wararka ee ONA.
Afhayeenka JWXO Mudane Hirmooge oo Hadal Miisaan Leh Jeediyay.Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Halgame Cabdiqaadir Sh Xassan Biixi Hirmooge oo Warbaahinta JWXO lahadlay ayaa si mug leh uga hadlay marxaladihii ugu dambeeyay ee dalka.
Afhayeenka ayaa si qoto dheer uga hadlay dhacdooyinkii is xixigay ee Gobolka Jarar kadhacayay iyo sidii loola dhaqmay madaxda JWXO ee danaha shacabka ku mashquulsan.
Afhayeenka ayaa sidoo kale kahadlay odhaahdii aan loomiidaan dayin ee kasoo yeedhay Kusimaha Madaxwaynaha DDS oo ahayd ONLF waa qabiil iyo ONLF dagaal bay rabtaa!Hadalka Afhayeenka oo muuqaal ah kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.