Babhada warfaafinta JWXO Oo Isku duuban Waxay Tahniyad Aroos u diraysaa Agaasime kuxigeenka ONA Ahna Agaasinka Xafiiska social mediyaha Ee JWXO Halgame Sakariye Abdulahi Hassan, (Wariye Faysal shilaabo) Iyo marwadiisa Fardowsa sheekh huseen, oo maanta meherkoodu kadhacay caasimada deegaanka Soomalida ee jigjiga.

Halagame Faysal shilaabo Waxuu door aad wayn kasoo qaatay halagnkii gumaysi ladirirka ahaa wuxuu kamid ahaa xubnihii kasoo qayb qaatay halgankii gudaha.

Sidoo kale wuxuu ahaa dulmane mudo kusoo xidhnaa xabsiga Ciqaabta badnaa ee Jeel Ogaden, iyo meelo kale oo kamid ah Ogadeniya.

Hambalyo Ayaan leenahay Halgame Sakariye cabdulaahi xasaan (Faysal-shilaabo) iyo marwadiisa waxaana Rabi uga baryaynaa Awlaad saalix ah, waxaan urajayn haynaa farxad iyo mustaqbal wanaagsan.

Ugu danbayna waxaan ugu ducayn haynaa ducadii Rasuulka SCW

بارك الله لكماوبارك عليكما وجمعً بينكما في خير

 

Tags:

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay