Waxaa dhawaanaha soo kordhayay dhibaatooyinka ay ciidanka cadawgu ee arxanka daran ku hayeen dadka shacabka ee aan waxba galabsan.
Dadka ogaadeenya oo  ay saaran tahay cuanaqabatayn mudo dheer socotay ayaa  si joogto ah ula kulma hagardaamooyin  ay ku hayaan  ciidamada qawlaysatada  ah ee itoobiya.
dhibaatooyinkaas ayaanay jirin cid la qaybsata dadka ogaadeenya waxaana dalka mamnuuc ka ah   dhamaan dhagaha iyo indha caalamka.
 Tacadiyaa kuwii ugu danbeeyay ee nasoo gaadhay ayaa u kala dhacay sidan
xidhay
15 May 2012  waxaa lagu xidhay magaalada Dhagaxbuur 
Dhuux Kaafi Dayr
15may 2012 waxaa lagu xidhay magaalada Awaare
Axmed deeq
Dool
Yuusuf cabdi maxamed
Khaliif cabdi maxamed
Ramla xasan jabane
Hodan cabdi dheere
Axmed -kaalin cabdi kaahin
Axmed  ilkacase
16 may2012  waxaa lagu xidhay tuulada Caleen oo ka tirsan Doollo
Saynaba cumar sanwayne
Dhudi cumar sanwayne
Xasan calai ganay
Carab faarax barre
23 may 2012 waxaa lagu xidhay magaalada Qabri-dahar
Hinda baaruud
ONA
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay