Fulimkan qiimaha leh waxaad ku daawan doontaan wareysi ku saabsan socdaalkii dhiigyacab Meles Zinawi iyo arima kale oo muhiim ah.

Daawadaaysha filimkan wareysiga ah wuxuu ku ogaan doonaa arima badan oy ka mid tahay habkii ay jaaliyadda JOKA u fashilyeen socdaalkii diigyacab Meles uu ku tagay dalka Koonfur Afrika. Waraysiga oo halgame C/raxmaan Saciid uu daadihnayo ayaa waxaa ku wehlin doona xubno ka socda maamulka jaaliyadda JOKA iyo xubno ka socda ururka dhalinyarada OYSU faraca SA. Daawsho wacan

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay