Ruwaayada aadka looga helay ee Wadani Dhaarsan iyo ONLF Midna lama weecin karo ayaa waxaa la ogeysiinaya Bulshaweynta somaliyeed ee sida diiran u sugi la’aa inay mar faraha ku dhigaan Cajalka ruwayadaas. waxaa loogu bishaareynaya in Ruwyadaas ay soo baxayso. Sidaas awgeedna ay ka raadsadaan Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya xafiisyadooda ugu dhow. waxaa aad ku dadaasha inaad magacaga sii qorto si aan lagaaga horeyn gadasha cajaladahan oo dhowaan la fasaxi doono.

Hadaba Muuqaal kamid ah Muuqalada Ruwayadaas hoos ka daawo:

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay