Ogaden News Agency (ONA)

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada & Ardayda – OYSU

Waxaa loogu baaqayaa dhamaan Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU inay ka soo qaybgalaan Kal-fadhigii sanadlaha ahaa ee ururka oo lagu qaban doono sanadkan Mineapolis/Minnesota. Waxaa kal-fadhiga sanadkan lagu falanqayn doonaa arima muhiim ah oo quseeya waxqabadka ururka iyo guud ahaan halganka shacabka S.Ogadenya. Goorta iyo Goobta halkan hoose kala soco.

ONA.

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=12234

Posted by on Jun 4 2012. Filed under videos/muuqaal, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 9,674
  • Last 7 days: 56,964
  • Last 30 days: 245,053
  • Online now: 28
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com