Ogeysiis: Habeenka Ogadeniya Melbourne Australia 30 June -Free Addmission
Jaaliyada Ogadeniya ee Australiya iyo Bulshada Ku nool Magaalada Melbourne waxaa la ogeysinaya in Ururka Dhalinta Iyo Ardeyda Ogadeniya EE OYSU Magaalada Melbourne ay idiin soo bandhigi doonaan Xaflad heer sare ah oo ku aadan Habeenka Ogadeniya.
Xafladan oo lagu soo bandhigi doono Hidaha iyo dhaqanka Somaliyeed iyo barnaamijyo kale oo la xidhiidha Fanka iyo sugaanta iyo Tariikhda Ogadneiya.
Hadaba hoos ka eego Lifaaqa sawirka hoose Maclumaadka barnaamijkan oo dhameystiran.
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=12465
















