Ogaden News Agency (ONA)

Hunjuri Maxaa Loogubay? Olole Cusub oo Gumeysigu ku gubayo magaloyinka Ogadeniya

Warbixinna dheeraad ah oon ka helnay Xarunta dhexe oo ka xogwaramaya tacadiyada joogta ah ee shacabka loo gaysanayo ka dib markii uu gumaysiga ku guuldareystay ishortaaga CWXO hoos ka sii akhri.

Askata gumaysiga ethiopia ayaa waxay wadeen waaydaan waxa ay ugu yeedheen deegaamayn waxa ayna bulshadii daganayd deegaanka hunjuri ku amreen waxaan idiin samaynaynaa xeryo qaxooti ee waaa inaad dagtaan,arintaasi markii ay dhacday waxay dadkii deegaanku diideen amarka kasoo baxay askarta gumaysiga waxayna isaga carareen guryahoodii kadib markii layidhi qasab ayaa la idinku rari oo aad ku dagaysaan xeryaha uu gumaysigu sameeyey.

Askarta gumaysiga ethiopia ayaa waxay kaga jawaabeen diidmada kaga timid bulshada reer Hunjuri inay dab qabadsiiyaan guryo gaadhaya illaa 50 guri oo ay lahaayeen bulshada reer Hunjuri oo diiday inay ku xaroodaan xeryo uu gumaysigu deegaankaasi kasameeyey si loogu ciqaabo halkaasi bulshada

Waxaana illaa hadda nasoo gaadhay magacyada qaar kamid ah dadka guryadoohii laga gubay

Waxayna kalayihiin

Xasan sheekh Maxamed

Axmed xasan sheekh Maxmed

Cabdiwaaxid

Caddaani Macalin Cismaan

Xuseen sheekh Maxamed

Cabdinaasir Aw-maxamuud Qalinle

 

04,06 iyo 09 /06/2012 Magaalda Gunagado waxay askarta gumasyigu ku xidh xidheen dadka kala ah;

Faadumo xasan

Godey xidhay

Cawo Ibraahim Maxmaed

Ruqiya Axmed Takhal

Maxamed sheekh cabdi

Qoordhuub sheekh cabdi

Mukhtaar mooge

Jaamac cabdile

Maxmaed xaamud

Axmednuur

Cismaan gahayr daahir

Muhid gahaydh daahir

Maxamud axmed ;mahdi

Iyo Nimco Axmed Waris

 

06/06/2012 Xamaro xidh xidhay dadka kala ah;

Cabdiwahaab Maxamed owdawaa

Maxamuud cabdi wahaab

Mahad acali aadan

Maxamuud muxumed khaliif

Cabdulaahi cabdi maxamed

Axmed maxamed xaashi

Iyo Shaafi qorane

 

09 iyo 12 /06/2012 Magaalada Gurdumi waxay askarta gumaysiga madow ku xidheen dadka kala ah;

Saxane Maxamed Aar

Ayaan Xasan Qeex

Falis Gaandhays

Ramxo maxamed Aar guuleed

Cabdi maxmed jabane

Maxamed gudhac

Iyo Shamcaan Cawil Dhagoole

 

08/06/2012 Iimay-bari waxaa lagu xidhay

Axmednuur Cabdi

Iyo Xaliimo Macali Cabdi

 

02/06/2012 Neefkuceliye oo wardheer katirsan waxaa iyana lagu xidhay isagoo dhaawac jidh dil ah qaba’

Xasan xamari Macali Cumar

 

05/06/2012 tuulada Qamuuda waxaa xidhay loogu gaystay

Nicmo xasan carab

Iyo Maxamed Aadan Nuur

 

12/06/2012 Magaalda Qabridahar ee xarunta Gobolka Qoraxay waxay maleeshiyaga gumaysigu boob hantiyeed iyo xadhig ugu gaysteen

Fiyoon Carab Maxamuud, iyadoo laga dhagacay hanti gaadhaysa 20,000 oo bir ka dibna waa la xidhay.

Samsam Soofo waxaa iyana laga dhacay 17,000 waana la xidhay

Waxaa iyagana lagu xidhay magaaldaas Qabridahare;

Xasan carab

Ina Baarqab oo aanan helin magaciisa oo dhamaystiran

Iyo Xabsa Axmed Cali Taaraawiix

 

10/06 2012 Magaalda yucub dagmada Wardheer waxaa lagu xidhay

Ayaan ismaaciil daahir

Iyo Shamsha daahir cawil

 

12/06/2012 Magaalada Garbo waxaa lagu xidhay

Nimco macalin ismaaciil

Lacag saxane

Iyo Shaaris Muxumed Caafi

 

06/06/12 Dagmada Aware waxay askarta gumaysiga Itobiya xidhay iyo dhac isugu dareen

Mulki Cabdi dheeg waxayna gabadhaas ka boobeen 3neef oo ardhi ah.

Waxaa iyagana la xidhay

Koos Axmed Cabdulaahi

Iyo Mowliid Muxumed Biixi

06/06/2012 waxay askarta naxariista daran ee gumaysiga Ethiopia ku xidheen magaalada dhagaxbuur

Roodo Cabdulaahi Jaamac

Iyo Maxamed Aw-cabdi Sheekh

04/06/12 Deegaan Dhiita waxay askarta gumaysigu sixun ugu jidh-dileen Qorane Badle

05/06/12 Magaalada Gari Go’an waxaa lagu xidhay Ardo Amas Cabdikhaliif, Aabaheed Omas Cabdikhaliif iyo Saddex caruur ah oo ay dhashay oo midka ugu wayni da’diisu ahayd 5 jjir

Waxay kaloo askarta naxariista daran ee gumaysiga Ethiopia xidh xidheen isla Gari Go’an

Hinda Yuusuf

Mukhtaar Cabdi-digaale Ibraahim

Yuusuf Cabdi Aadan Abees

Ina Cali Axmed Shariif

Iyo Raxma Maxamed Haybe

05/06/2012 Magaalada dhuxun waxaa lagu xidh-xidhay

Muslimo Macalin Cali

Saynaba Muxumed Aaqil

Iyo Macalin Taliye

Waxaa kale oo iyagana Magaalada Xamaro lagu xidhay

Faadumo Macalin Cabdulaahi

Iyo Sucaado Cali Dheere

 

Dilka, Jidh-dilka, Kufsiga, Xadhiga iyo boobka hantiyeed ayaa waxay kamid noqdeen nolol maalmeedka maalaayiinta qof ee reer Ogaadeniya.

ONA.

 

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=12494

Posted by on Jun 14 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

3 Comments for “Hunjuri Maxaa Loogubay? Olole Cusub oo Gumeysigu ku gubayo magaloyinka Ogadeniya”

  1. Muuse

    Salaan kadib Waxaan garan waayay meesha ay ku taal hunguri ee bal waaxaad dib ugu yar noqotaan warka ama sifada uu u qoranyahay oo yaraha habeeya, dadkana u sheega Hunguri meesha ay ku taal kollay waa tuulo yar uune!

  2. sifeeye

    horta hunguri maaaha waa HUNJURI waxayna ku taalaa gobolka jarar
    waa tuulo yar oo waxay u dhawdahay fiirfiiqyaha faarwayne waxayna fiiqfiiqyaha faarwayne kaga beegan tahay dhanka koonfur galbeed .

  3. Muuse

    Very good! waad mahadsantahay laakiin waxaan rabay in Qoraalka ay saxaan Qolyaha soo daabacay ama webka maamulka ama wax ku qora si wax looga fahmo!

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 8,541
  • Last 7 days: 60,914
  • Last 30 days: 247,866
  • Online now: 33
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com