Dil, Jidh-dil, Xidhay iyo Kufsi baahsan oo ka dhacay goobo kamid ah Dhulka Ogadeniya
Askarta daalan ee gumasyiga ethiopia ayaa waxay miciin bidaan marka dharbaaxooyin aad udardaran ay ku dhuftaan NH/CWXO inay ku gaydhadaan shacabka aan waxba galabsan gaar ahaan dumar iyo dadka waayeelka ah waxayna kulakacaan falal aad ufool foolxun oo ay kamid yihiin kufsi iyo tacadiyo kaladuwan
Haddaba waxaa soogaadhay qaybta warqabadka RX tacadiyadii ugu dambeeyay ee lagula kacay dadka shacabka ah ee reer Ogaadeeniya, tacadiyaas ayaa waxaa kamid ah kufsi, jidh-dil iyo xadhig baahasan
waxay kakala dhaceen deegaanada kala ah
DIl
13/06/120 farmadow waxay askarta daalan ee gumaysigu ku dileen allaha unaxariistee
Maxamed Xiis Xuseen
13/06/ 12 Magaalada Gunagado waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah
Cabdi Cade Sulub
Axmed Faarax Qowdhan
Shugri Axmed Biixi Iyo
Xiis aw-muuse Carab
KUFSI,
10/06/2012 Gudaha Magaalada Dig waxay askarta gumaysiga Ethiopia ku kufsadeen Haween aad ufara badan oo kamid ah haweenkii Magaalada Digeed waxaana illaa iyo hadda ay nasoo gaadheen magacayadoodu gabdhaha kala ah
Xiis Maxamuud Soofe
Sagalo Cawil Dhagoole
Iido Gaandheese
Ayaan Xasan Qeex
Faa’isa Cawil Dhagoole
Suleekha Xasan Kalax
Sahra Sheikh Maxamed Aar
Ayaan Maxamed Mar-xal
Iyo Istarliin Maxamed Aadan
10/06 Dagmada Danood ee gobolka Doolo waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah
Sowda Siyaad Kaahin
Shankaroon Xirsi Salib
Xaliima Axmed Budhle
Xasan oo aanaan helin macagiisa oo saddexan
Ashiira Caafi
Axmed Caliw Cali-dhuux
Saliid Ismaaciil Galool
Khadiija Ibraahim Garas
Sandheere Cali-bade
Iyo Xamdi Maxamed Buraale
10/06/2012 Magaalada Yucub waxaa lagu xidhay
Xuseen Ismaaciil Cusman
JIDH-DIL iyo XIDHAY
13/06/12 Dagmada Sagag waxay askarta gumaysigu xidhay iyo jidh-dil isugu dareen
Cabdi Sheikh Axmed
09/06/2012 Magaalada Dhanaana waxaa Xidhay iyo jidh-dil la isugu daray
Colaad Maxamuud Guray oo 80 jir ahaa
04/06/2012 deegaanka Ceelwayne waxaa iyana lagu xidhay
Xaliima Maxamuud Xarjow
14/06/2012 Iskudhoonley waxaa lagu xidhay dadka kala ah
Yuusuf Xasan-nuur
Ardo Axmed Daahir Iyo
Axkaam Axmed Guuleed
14/06/2012 Gudaha magaalada Godey waxaa iyagana lagu xidhay
Cabdimadoobe Axmed Geele
Iyo Curdaan Jaamac Gaaruf
ONA
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.