Kooxda Bir-Jeex ee South Afrika oo Ruwayad Soo wada 25 June 2012.
Kooxda Bir-Jeex ee Wadanka South Afrika ayaa waxay soo wadaan Ruwaayad aad u xiiso badan oo aad looga soo shaqeyaya iyaga oo wadanka South Afrika magaaloyin badan ka dhigi doona banadhigan. Magaloyinka la gaadhsiin doona ayaa waxa lashaciyay inay noqon doonaan Johannesburg, Preitoria iyo Cape Town,
Waxaa ruwadan ay bilaaban doonta 25 bishan aynu ku jirno…
maclumaadka oo faah faahsan waxaad kala xidhiidhi kartaan, Telefanada ku qoran Muuqalka hoose.
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=12857















