Filim: Mudaharaadkii Brussel ka dhacay iyo Ogaden Night UK Dawo
Barnaamijka Ilays ayaa soo saaray Filim ku aadan Banaanbaxi Belgium ka dhacay iyo muqaalo kamid ah xafladi Ogaden Night UK Hoos Kadawo. Barnaamijkan oo dhameystiran waxaad ka dawan kartaa Caawa. Ilays TV..Bogga Hore ee ONA.
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=12900














