Jaaliyada Ogadeniya ee Melbourne oo ka qeyb gashay Refugee Week, halkaas oo ururada bulshada Ogadeniya OYSU Melbourne ay kusoo bandhigeen muuqaalo ka turjamaya halganka shacabka Somalida Ogadeniya. Waxaa sida sawiraanta ka muuqda ka qeyb galay caruur aad u quruxbadan oo shacni iyo abaabul xoog badan inlasoo galiyay ay ka muuqato.

Jaaliyada Ogadeniya ee Australiya ayaa ah jaaliyad Xoog badan oo dhexgal iyo saameynba ku leh bulshada ree Australiya.

Warbixinta Barnaamijkan Dib ayaan idiinka soo gudbin doona.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay