Ogaden News Agency (ONA)

Johansburg oo lagu qabanayo Ruwayadi Kooxda Bir Jeex 30/06/2012

KooxdaBirjeer oo wadaruwayad lagu wareejinayo wadanka South Afrika ayaa habeen danbe lagusoo bandhigi doona magaalada Johansburg ee wadanka South Afrika.

Waxaana shacabweynaha Johansburg lala socodsinaya inay kasoo qeybgalaan. Maclumadka waxa uu ku yala sawirka kore.

Goobta: JISS Centre, Mayfair CNR, Battery Str, & Queen Road (mayfair), Johansburg.

Date: 30/06/2012

Telefanka: 078055 0063.

Kaqeybgal wanaagsan. Ha moogaan!

 

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=13171

Posted by on Jun 29 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

1 Comment for “Johansburg oo lagu qabanayo Ruwayadi Kooxda Bir Jeex 30/06/2012”

  1. ANOO UGA FAADIIDAYSAN HAYA SANAD GUURADA oysu WAXAAN HALKAN KASALAAMAYAA DHAMAAN SHACBI WAYNAHA S,OGADENIA IYO GAAR AHAAN CIIDANNKA QALABKASIDA EE jwxo OO MARWALBA UATAAGAN IN AY SOOCELIYAAN SHARAFTII IYO KARAAMADII oGADENI WAXAAN ILAAHAY KABARYAYAA IN SANNADKAN SADKIISA KALE ILAAHAY XORRIYAD NAGU GAADHSIIYO AAAAMIIIN

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 11,152
  • Last 7 days: 57,885
  • Last 30 days: 246,112
  • Online now: 24
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com