Ogaden News Agency (ONA)

Wardag-daga: gaadhi laga afduubay xeryaha qaxootiga Ifo – Dhadhaab

Waxaa gordhawayd laga afdubtay gadhi ay lahayd hayda NRCO oo ah hay’ad hoos tagta UN-ta  kana howlgasha xeryaha qaxotiga waxaana gaadhigaa laga afduubtay inta udhaxaysa ifo iyo dhadhab kadib marki ladhawacy darawalki gadhiga waday shaqalahi kalena lala tagay.

Wararku waxay intaas ku darayaan dadka dhibku soo gaadhay ee gaadhiga saarna:

waxaa hada nasoo gaadhaya in dadka la dhaawacay ay gaadhayaan 3 midi darawalkii yahay sadexdaasna waa wada soomaali balse dadka lala tagay ee baabuurka lagu qaatay oo dhan afar waa wada ajnabi waxayna kala yihiin wadamada ay kasoo jeedeen dadkaasi sida la sheegay

1-Norway
2-Canada
3-Pakistan
4- iyo Phillipin

Wararkan oo hordhac ah waxii kasoo kordha dib ayaan idiinka soo gudbin dona.

Xeryaha Qaxootiga ee Kenya ayaa waxa ku nool dad badan oo ka soo qaxay Somaliya iyo Ogadenya. Waxay noqotay xerada ugu badan caalamka ee dad qaxooti ah ay ku noolyihiin.

ONA

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=13193

Posted by on Jun 29 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

1 Comment for “Wardag-daga: gaadhi laga afduubay xeryaha qaxootiga Ifo – Dhadhaab”

  1. ilaahay dadka muslimka ah ee kudhaqan xeryahaas iyo caalamka oodhan hannabad galiyo

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 6,714
  • Last 7 days: 56,775
  • Last 30 days: 243,376
  • Online now: 30
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com