Radio Xoriyo ayaa wareysi la yeeshay Engineer Axmed Saadiq oo ah Gudomiyaha Qaxootiga Ogadeniya ee dalka Kenya, waxuuna xogbadan ku bixiyay wareysigan oo la xidhiidha tirada guud ee qaxootiga Ogadeniya oo ah mid la isku khilaafsanyahay madama tirokoobku sax aheyn ayheystaan hayadaha qaxootigu. Sidoo kale waxa uu ka hadlay qaab dhismeedka hayadaha UN-tu ay uga howlgalaan una kaalmeyaan qaxootiga iyo kuwa dhibanayaasha ah.

Gudomiyaha Qaxootiga Ogadeniya oo sheegay waxyalaha ay wax kaqabtaan ay kamid tahay inay badbaadiso dadka qaxootiga ah ee kuso qaxay Xeryaha qaxotiga si ay uga badbaadiyaan gumeysiga Ethiopia oo isna uga soo horeyay goobahan qaxotiga lagu yahay madama Safaarada Ethiopia kahowl gasho wadanka Kenya.

Arimo badan oo xise leh oo ku adan Qaxootiga Ogadeniya ee Kenya iyo Waxqabadka Haayadan ka dhageyso Radio Xoriyo muuqalka hoose:

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay