Todobaadkii lasoo dhaafay dagaalo ay ku qaadeen Naftood hurayaasha CWXO askarta gumaysiga Ethiopia oo ku sugnayd deegaanada kala ah

Dulguduud iyo Laba-doorka oo  Xamaro u dhow,

Ballicarab oo Fiiq ka tirsan,

Bildhaandheere iyo Tuulo Qorane oo Magaalada Warhdeer ee xarunta Gobolka Doollo udhow,

lo’furuqa oo Magaalda Qabridahar ee xarunta gobolka Qoraxay ka tirsan

ayaa waxaa lagaga dilay askarta naflacaariga ah ee gumaysiga ethiopia 14 askari waxaana lagaga dhaawacay 19 kale.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay