Sawirada Banaanbaxii Melbourne- oo booliska Australiya uu ka badbaadinayo Cabdi ubo shacab gadoodsan
Booliska dalka Austraaliya ayaa isku gadaamay say u badbaadiyaan Cabdi iley oo doonayay inuu qarsoodi ku soo galo Australiya. Jaaliyadda Australiya oo la socotay dhaq-dhaqaaqiisa ayaa si uu ka naxay ugu soo xoomay ka dibna ay ku qasabtay inuu cagaha wax ka dayo. Warbixinta oo dhamaystiran dib ayaan u dhigan doonaa, waxaadse halkan kaga bogtaan sawir mid walba uu u dhigmo kun erey iyo wararkii laga sii daayay akhbaarta TV-yada ..
Halkanna ka daawo qayb ka mid ah Sawirada Gadoodka Jaaliyadda Melbourne/Australia oo lagu dhafay Hees ay N/hurayaasha CWXO ku muujinayaan sababta ay qoriga u qaadeen ..
Sawiro kale oo badan Filo..
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=13335



















