Ciidamada naxariista daran ee gabalkoodu sii dhacayo ee gumaysiga ethiopia ayaa waxay dhibaatooyin naflacaarinimo ah ugaystaan shacabka nugul ee Ogaadeeniya kadib markii goobaha dagaalka ee ay isaga horyimaadaan iyaga iyo NH/CWXO ay kala kulmaan jab iyo halaag lixaadle waxayna ku gaydhadaan shacabka ogaadeeniya iyagoo ugaysta falal waxshinimo ah oo bini aadan nimada kabaxsan waxaan kamid ah dhibaatada maalin laha ah ee loogaysto bulshaba rayidka ah Dil,Xadhig,Boobhantiyeed iyo falal kale

Xidhay

23/06/2012 Magaalada Birqod askarta gumaysiga ethiopia waxay ku xidh xidheen dadak kala ah

Ibraahim Cabdulaahi Muxumed

Sacdi Cabdi Axmed

Kaamil Xasan Nuur

Deeq Cabdi Mataan

Maryama Muxumed Daahir (maydhan)

Cibaado Cumar Maclai Guure

Faa’isa Shaafi Muxumed

Maxmaed yare

23/06/2012 Magaalada Gurdumi waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah

Mukhtaar Maxmaed Xaashi

Deeq Guhaad

Nuur Ismaaciil Budul

Jaamaca Maxamed Jabbane

Yuusuf Gadaan Kaahin

Mamxed Yuusuf Kaahin

Axmed Nuur Jiic

22/06/2012 Deegaanka Gunagado waxay askarta gumaysiga ethiopia dhac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah

Maxmed Yare Budul waxaa laga dhacay 2500 bir waana laxidhay

Haybe Xasan Naasir waxaa laga dhacay 7000 bir waana laxidhay

Maymuun Maxamed Makaahiil waxaa laga dhacay 5000 bir waana laxidhay

Saynaba Maxamed Mahad waxaa laga dhacay 7000 bir waana laxidhay

Xamdi Cali Sheikh Cabdi waxaa laga dhacay 5000 bir waana laxidhay

Cabdinaasi Qorane waxaa laga dhacay 3000 bir waana laxidhay

Waxaa sidoo kale magaaldaas lagu xidh xidhay

Ifraax Cabdulaahi cabdi

Raxma Mahad

Cabdulaahi Xuseen

Iyo Ina Cadulaahi Bashiir oo ah wiil saddex jir ah ayaa lasheegay inay askarta gumaysigu kaligii xidheen iyagoo hooyadii iska siidaayey lamana oga dambiyga uu galay wiilka saddex jirka ah ee ay askarta gumaysigu u xidheen

22/06/2012 Magaalda Daawadiid oo dhuxun u dhow waxay askarta gumaysigu dab qabadsiiyeen Aqalo ay lahaayeen dadka kala ah

Maryama Cabdi-dhuub waxaa laga gubay hal aqal

Ibraahim Galool Aadan waxaa laga gubay hal aqal

Xaliima Maxamed Makaahiil waxaa laga gubay hal aqal

Magaalda Haarcadna waxaa lagu xidh xidhay

Batuulo Dhagaqool

Bishaaro Maxamed

Iy Ina Ismaaciil Dhagayare

23/06/2012 Gudaha Magaalda Gari’gon waxaa lagu xidhay dadka kala ah

Kaltuumo Macalin Cabdiqaadir

Canaba Aadan Qadaafi

Xaliima Cabdi Baarax

Bishaaro

Iyo Hodan oo aanan helin magacooda oo dhamaystiran

23/06/2012 Magaalada Dhagaxbuur ee xarunta gabolka jararna waxaa lagu xidhay

Xaliimo Cabdi Cismaan

Sahra Soofe

15/06/2012 Magaalada Xamaro waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah

Maxumed Cabdi Cali

Maxamed Maxamuud

Qorane Cali Xasan

Iyo Qeex Maxmaed

26/06/2012 Deegaanka Qudhac-maydal oo Xamro waxay askarta gumaysigu sixun ugu dhaawaceen gabadha lagu magaacaabo

Faadumo Shariif Mmaxamuud

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay