Muqaladi U danbeeyay ee lagu soo xidhay shirka OYSU qarada Europe iyo Wariyasha ONA oo dood cilmiyed soo dhex dhigay
Wakalada ONA ayaa shirka dhalinta OYSU uga faa ideysatay Dood Cilmiyeed iyo wareysiyo kuwaas oo dhawaan wararka soo socda ee ONA lagu soo qadan doono inshallaah. Hadaba Sawiradan Hoose ayaa kamid ah Muuqaladi ugu danbeyay ee shirka OYSU lagu soo xidhay qeybo kamid ah mar Wariyaasha ONA mudane Abdirahman Jarari iyo Marwo Ilwad Ali ay dood Cilmiyeedkan soo dhex dhigeen dhalinta OYSU. Sawiraanta Qurxoon hoos kadaawo. Anaga oo waraysiyadan dib kasoo gudbiin doona.















Ilwad Ali/ Abdirahman Jarari. Salo, Finland.
ONA
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=14258














