Turkey Daily European  news  (İLKHA)
Wargeyska Turkey kasoo baxa ee lagu magacabo Turkey Daily European ayaa soo saaray warbixin aad u dheer oo lagaga hadlayo shirkii Dhalinyarta OYSU Europe ku qabteen caasimada Finland ee- Helsinki- 15-19 July 2012.
Wargeyska ayaa sitafatiran oo uu ku baraarujinayo shacabka Turkey sidii ay qadiyada Ogadeniya u baran lahayeen si faah faahsan ugu dhigay wargeyskaan xog badan oo ku aadan Ururka ONLF iyo daggaalka xoriyad doon ay ku jiraan.
Wargeyska ayaa ku tilmaamay in Ogadeniya ay tahay Falasdiinta Afrika isaga oo u jeedada ay ka lahayen tahay in shacabka Turkigu ee Muslimiinta ah oo Taagero badan u haya qadiyada Falasdiin la tuso qadiyada Ogadeniyana inay u baahantahay taagerada shacabka Turkey. sida ay ugu heelan yihiin falasdiin oo kale waa inay xogta dadkaas Muslimiinta ah ee gumeysiga Ethiopia ku hoos jira sidii shacabka loogu bararujin lahaa ayaa wargeysku tusalayaal badan usoo qaatay.
Waxaa durbaba bilowday dhalinyarada Turkidu inay soo saaraan filimaan ay iyagu naftooda ka duubayaan kadib markii ay aqristeen wargeysyada IYO TV-ga wadanka Turkey oo bilihi lasoo dhaafay aad warbaahinta Turkigu usoo qaateen warbixino la xidhiidha Ogadeniya.
Hadaba Filimkan hoose ayaa waxa ku jira wiil dhalinyaro ah, oo ka hadlaya Gumeysiga ay shacabka Ogadneiya ku jiraan, Gaajada, dilka iyo kufsiga uu gumeysigu kusoo rogay shacabkaas. waxa uuna balan qadaya in arintaas aysan si socon doonin oo gabalki gumeysigu dhacay. Hadaba Filimkan Hoose aan wada daawano.

Wargeyska Warbixintisi Hoos ka aqri iyada oo luqada Ingiriiska ah.

Turkey Daily European  news  (İLKHA)

Themselves “African Palestinians as” defining and still under the occupation of Ethiopian Regime `s meeting in Finland and the representatives of the Muslim community, has organized the Ogaden. FINLAND – Ogaden Youth and Students Association (OYSU) and the Ogaden Liberation Front leaders organized by the presence in the meeting, 15-19 July 2012 in Helsinki, the capital of Finland was also performed between the dates.
From various countries of Europe `s meeting Ogadeni young people, and they have to take several decisions to Case Ogaden spot, high morale. During the meeting, Ethiopian regime `s atrocities and secret genocide directed against the Muslim community in the Ogaden to announce a variety of decisions, and for that they want to make their voices heard on the Muslims will refer to some of the initiatives announced by the representatives.
Closing report of the “Christian Ethiopia to fight the Occupation Regime in the diplomatic field with the expression” to take place, his eyes turned to the steps are going to throw the Ogaden Liberation Front in the coming days.
Assistance from the European Orphan-Der Lyrics  On the other hand the European Society Orphan-Der officials representing the Muslim Ogaden Ogaden Liberation Front Ogaden people, officials in contact with the victim during a festival pass, and the refugee camps was learned that the victim initiate the campaign to deliver.
(İLKHA)
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay