Waxaa dadweynaha sharafta leh la ogeysiinayaa in la qaban doono shirweynihii Ururka Mideynta dhalinyaradda Ardayda Ogadeniya bishu markay tahay 23-04-2011 Marti sharafta ka qaybgali doonta waxay ka kala imaan doonaan wadamadda Finland, Sweden, Norway, Austria  iyo UK ee ka soo qaybgal wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay