Mudaharaad xoog badan oo looga soo horjeedo taliska Ethiopia xasuuqa Muslimiinta Ethiopia uu kuhayo oo ka dhacay Melbourne Australia
Waxaa halkaas qudbad ka soo jeediyey gudiomiyaha jaaliyada somalida ogadenia ee Victoria Mudane Hikam abdi Iyo ku xigeenkiisa Mudane Hassan Nuur. Mudahadraadkaan oo runtii ahaa mid tusayaa dunida dhibaatoonyinka lagu hayooo qoomiyaadka ey gumaysatoo Ethiopia ayaa markii u horeysay Ummada Islaamka ee ku nool Australia si buuxda uga qeyb qaateen mudaharaadkan. Waxaa kale oo shacabka Ethiopia oo Muslimiin iyo Kiritaanba leh ay dhamaantood ka midaysan yihiin mudaharadkan.







Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=14668















