Ogeysiis : Xuska Sanad Guurada asaaski JWXO kasoo wareegay aasaaskii Ururka JWXO yaa waxa lagu qabanaya Magaalada London

Taariikhda: 15 AUGUST 2012

Saacada: 6 PM – 11 PM

Goobta: Featherstone Road, Southall, London UK, UB2 5AQ.

Waxa jaaliyada somalida Ogadeniya iyo ummad somaliyeed la ogeysiinaya inay kasoo qeyb galaan xaflada munaasabadan oo lagu soo bandhiggi doono Tarikkhdii soo jireenka aheyd ee shacabka Somalida Ogadeniya iyo xaalada halgan ee shacabka Somalida Ogadeniya meesha uu marayo.

Waxaa munasabadan kasoo qeyb galaya Madaxda sare ee JWXO.

Waxaa jiri doona Affur lasoo diyaariyay. Sidaas awgeed waxaa lagu afuri doona goobtan.

Barnaamijkan waxa laga daawan doona Ilays TV 8-11 PM Barito oo si toos ah inshallaah. Marka kala soco Qeyba qadka Intrnetka Ogadennet.com.

 

Maamulka Jaaliyada London.

OCA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay