Ogaden News Agency (ONA)

Karin bilcile oo saaka ciidamada Gumeysiga Lagu jabiyay iyo warar dheeri ah

Axad 19/08/2012 Saakay saacada Ogaadeeniya markay ahayd 7dii Aroornimo waxaa Dagaal kamiin ah oo si qorshaysan loo gu dhigay askarta gumaysiga Ethiopia oo marayey deegaanka lagu magacaabo Karin-bilcile oo kuyaala Duleedka Magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qorahay.

waxaana la sheegayaa Dagaalkaasi Kamiinka ah in lagu laayey dhamaan askrtii gumaysiga ee halkaasi lagu helay waxaana lasheegayaa in aysan waxba kabixin.

16/08/2012 Weerar Mir ah oo xoogan ayaa waxaa lagu qaaday Deegaanada kala ah Xamaro, Galaalshe iyo Magaalada Dhagaxbuur waxaana askrta gumaysiga ee ku kala sugnayd Magaalooyinkaasi loo gaystay khasaare lixaadle

 

14/08/2012 Cutub katirsan NH/CWXO ayaa Hadhcad waxay weerar ku soo qaadeen askartii gumaysiga ee ku sugnayd magaalada Fiiq waxaana madaafiic ay saareen NH/CWXO haaraha dhaareer ee ku yaala duleedka Magaalada sixun loogu naafeeyey Askarta gumaysiga waxaana lasheegayaa in duqayntaasi ay ka soo gaadhay wayaanaha khasaare isgu jira dhimasho iyo dhaawac xoogan

ONA

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=15008

Posted by on Aug 19 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 9,187
  • Last 7 days: 56,730
  • Last 30 days: 244,648
  • Online now: 33
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com