Wararka naga soogaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in Baabuur gumaysi uu lahaa lagubay deegaano kamid ah Ogaadeeniya.

– 23/08/2012 Deegaanka lagu magacaabo Sagalada oo Tuulada Dalaad udhaw kamiin isna halkaasi ay ka xidheen NH/CWXO ayaa waxaa lagu dubtay Hal Baabuur iyo wixii saarnaa waxaana lasheegayaa inaysan waxba kabixin Baabuurkaasi.

– 24/08/2012 Deegaanka Sancadde oo udhaw Magaalada Birqod kamiin ay halkaasi ka xidheen cutub katiran NH/CWXO ayaa waxaa lagu helay kolonyo gaadiid gumaysi ah waxaana halkaasi lagu dubtay Hal Baabuur ayaa iyo wixii saarnaa.

– Habeenimadii taariikhdu ahayd 23/08/2012 ayaa waxaa weer m ir xoogan ah lagu qaaday Deegaanka Aamusane oo u dhow ceelka shidaalka Kaaluu waxaana weerarkaasi mirta ah laga dilay askarta gumaysiga in kabadan 15 Askari waxaana lagaga dhaawacay tiro kale.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay