Askarta gumaysiga Ethiopia ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxay xabsiga dhigeen dad shacaba oo aan waxba galabsan, waxayna magaalada Dhuxun 29/08/2012 ku xidheen dadka kala ah

Ubax Cabdi Xaashi,

Sahra Macalin Maxamed,

Cabdi Maxamuud Siraad,

Bashiir Maxamed Saxane,

iyo Cabdi Siraad

Magaalada shilaabana 27/08/2012 waxaa lagu xidhxidhay

Cabdi Faarax Cabdulaahi,

Mataan Cali Aadan,

Faaruuq Cabdi Axmed,

Cabdulaahi Cabdi Jadhe,

Cabdirashiid Maxamed,

Shakad Haybe Duraan,

Murriyad Sheekh Xuseen,

Nasra Sheekh Xuseen,

Axmed Cabdi Xadiis,

Xasan Cabdi,

Anisa Cabdi iyo

Fiyoor Daahir  

 

 

Ciidamada Woyanaha ayaa amar lagu siiyay in dhulka Ogadeniya ay ka geystaan tacadiyo badan iyaga oo la keenay ciidamo aad u tiro badan oo qowmiyada Tigreega ah. Iyaga oo cabsi badan ay woyanuhu ka qabaan in Ciidamada ONLF ay soo galaan xeryaha gumeysiga. Woyanaha ayaa cabsi badan ka qaba ururka ONLF kadib kadib markii madax badan oo ururka TPLF kamid ah ay hawada ka baxeen oo uu kamid yahay KT Zenawi.

ONA

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay