Ogaden News Agency (ONA)

Amin Arts oo soo saaray sawir gacmeed ku aadan Xasuuqi Qoriile (Miir Danbas)

Amiin caamir ayaa lagu yaqaana innu soo saaro sawir gacmeedyo muujinaya xaalada shacabka somaliyeed meelkasta oo ay geeska Afrika kaga noolyihiin. Waxuu si gaar ahaned marar badan u diirada ku saaray xasuuqa ka socda Ogadeniya isaga oo sawiradiisa kuwa ugu caansan ay yihiin muuqalada uu kasoo saaray xaalada Ogadeniya.

Amiin caamir ayaa ah somalida tirada yar ee damiirki somaliyeed qaba oo leh niyad nool iyo dhiig wadaniyeed.

Muuqaalka Xasuuqa Qoriile (MIIR DANBAS) ayaa muujinaya sababahii loo xasuuqay shacabka Ogadneiya ee waxba galabsan oo si maalin le ah loogu xasuuqo deegamadooda.

ONA

 

 

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=16032

Posted by on Sep 13 2012. Filed under Ogeysiis/Xayeysiis, videos/muuqaal, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 11,216
  • Last 7 days: 57,890
  • Last 30 days: 246,075
  • Online now: 33
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com