Ogaden News Agency (ONA)

25 sawir oo kamid ah Kulanki weynaa ee ka dhacay Birmingham Sabtidi 15/09/2012

Muuqaladan Waa qeyb kamid ah Kulankii Hore ee maanta ka dhacay Jaaliyada Birmingham..Halkaas oo Madaxda Sare ee Jabhadu ka qeyb gashay oo ay kamid ahaayen Hoggaanka Arrimaha Dibada iyo Hoggaanka Arrimaha Bulshada iyo masuliyiin kamid ah Jaaliyaadka Somalida Ogadniya sida Gudomiyaha Jaaliyada Manchester, Gudomiyaha Jaaliyada London iyo Isu duwaha Jaaliyadaha UK Mudane Caleen. Kulankan ayaa ay kasoo qeyb galeen dad aad u trio badan waxaana kulankan qabatay Jaaliyada Birminhgam.

Warbixinta kulankan iyo Sawiradi Kulankii Labaad ee Haweenka Jaaliyada Birmingham iyo Madaxda Ururku isugu yimaadeen sawiradisi iyo xogtiba dhowaan filo.

Sidoo kale barnaamijkan oo maqal iyo muuqaal ah waxaad ka daawan doontaan Ilays TV

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=16172

Posted by on Sep 15 2012. Filed under videos/muuqaal, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 9,827
  • Last 7 days: 58,689
  • Last 30 days: 245,541
  • Online now: 34
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com