Waxaa manta xerada qaxotiga e IFO kadhacay shirki urur hoosadka haweenka ee Faraca muftaxul xoriyo.
Shirkan oo ay soo abaabulen hoyoyinka xerada aya udhacay si heersare aha dhanka kale waxa shirka lagudhisay xubno kamaqna gudida urur hoosaadka haweenka Ogadeniya ee Faraca Mufataxul Xoriyo. ugudanbayti shirkan ayaa hoyoyinku  kubalanqaden in ay sii wadayaan howlaha halganka islamarkaasna au gudan doonaan waajibadka saaran.
sikastaba ha ahaatee shirki ayakuso xidhmay guul iyo gobanimo
FARXAN M.
IFO
ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay