29 May 2011

The Ethiopian Army has deployed since yesterday helicopter gunships and more than a division of its forces in the Ogaden in a bid to recapture and silence WFP workers liberated by ONLF on May 26 in Galalshe. The Liberation Army is doing its best to ensure that the WFP workers to be placed in safe and secure hands.

ONLF has already contacted the UN regarding this matter and is trying to involve ICRC as a neutral observer.

The Ethiopian government, which relies on hiding War Crimes and Crimes against Humanity it commits by keeping away neutral parties from witnessing its heinous acts and then blatantly denying any claims from the victims, is gravely threatened by what the WFP workers may tell the world regarding the killing of their colleague and their subsequent abduction and imprisonment.

ONLF have taken adequate precautions in order to protect the workers and is requesting the UN to take a firm stand against the Ethiopian government’s attempt to stop the safe handover of the workers.

Issued by ONLF

 
 

1 Comment

  1. Y.Ogle says:

    In qof,bulsho, ummadda, ama wadan dhibtoodo maxaa keena? waxa abuura keli talisnimo.
    Dictator:-
    a. a ruler who is not effectively restricted by a constitution, laws, recognized opposition, etc.
    waa hogaamiye uusan si adag u xadidi Karin sharciga, qawaaniinta, oo an aqoonsaneeyn mucaaradka.
    b. an absolute, esp tyrannical, ruler:- keli xukume cadaadiye xun.

    Kaligii taliye:- maxaa lagu yaqaan
    1.sharci dajin aan la tashi lahayn
    2.abuurid la an maxkamad iyo xukumid madax banana
    3.xarig maaxkamad la aneed
    4. magacaabid ciduu doona una qora musharka uu rabo
    5.canshuur saarid xad la aaneed
    6. dhoofinta hantida, lacaga iyo qalabka si uu kaligii u isticmaalo
    7.in laaluush la aan aynen madaxdu shaqeeyn, wax qabadkuna ku saleeysan yahay sidaas
    8.dhaqaala la aan soo wajahda bulshada, gaajo iyo dadka oo si dhaqsa leh u dhinta
    9.bara kicin, gudaha iyo dibada iyo dadka oo ka dhoofa guryahooda, tulooyinka, magaalooyinka iyo abtiirkoda dhuleed .
    Ugu dambeeyn waxaa dhaca arimaha ugu naxdinta badan ee hoos ku qoran, oo an xiligan aan hadlayo ka jira ogaadeeniya:- 10. Torture:- si ula kac oo xad dhaaf ah oo Xag jireed, iyo maskaxeed qofka loo jir dilo taas oo qof qof kale ama bulsho ay bulsho kale u geeysato si ay u gaadho dane gaar ahneed) 11.Rape:- (kufsasho Wa nooc aad u fool xun oo lagula dhaqmo Hoyooyinka, iyo gabdha) 12.Genocide:- systematic destruction, in whole or in part, of an ethnic, racial, religious, or national group(tirtid lagu tirtiro qeyb ama guud ahaan sida ab, qolo, koox, diin midab , Bulsho, gobol am wadan )
    13.Democide:- the murder of any person or people by a government, including genocide, politicide, and mass murder.(si dadban ama iyo si toos ah loo dilo qof, siyaas, siyaasad koox, gobol, bulsho ama wadan)
    14.Demoslaughter:-(waa habka ugu fool xun ee lagula dhaqmo dad, bulsho ama ummad –dhiig badan daadin, gawricd ama jar jarid, deldelid iyo gubid)
    Qof inaga mid ah ma is weydiiyey in uu gumeeysiga Ogadeeniya isagu lug ku leedahay?

    Risaalada qoraalkan ummaddayahay ku nool Ogaadeeniya waa inaan kudareensiiyo sidii aan wadajir usoo afjari lahayn musiibadan gumeeysiga madow e boqolaalka sano nagu habsatay sidd an isaga dul qaadi lahayn. mahmaah baa ah:- Ninaan waran ka reebin wacad kaama reebo! Waxaa xornimo lagu kaari karaa :- wada jir, iskashi, midnimo, minted. Ma jiro qof aan manta ka yeeli karo magaca itoobiya ayan kula dagaalameeynaa melze iyo taliskiisa. Hadii uu jiri karo iskaashi innaga iyo mucaradka xabishada ama oromada wa inuu ku saleeysan yahay ogolaanshaha ayaa ka talinta Ogaadeeniya. Mahmahbaa ah:- Walaasha iskuma hubtida seediga haysku ceeybeen. Qofkii aaminsan in itoobiyonimo oo la sheegto xornimo lagu gaari karo waxan leeyahay Xalal iftiin baa la qashaa ee banaanka ha soo dhigo afkarta uu u hayo. arintaas. Hadii uusan adilo u haayn waxaan leehay itoobiya sina wax nooguma ogola e Halganka sidii loo labanlaabi lahaa halgu dadalo.
    Mahmaahbaa ah:-Sadax ma heshiyaan, nin qosal badan iyo nin qoonsinmad dow
    Nin qab weeyn iyo nimaan uba qabin, Nin quud jecel iyo nimaan u quurin
    Reer Ogaadeeniya waxaan leehay xornimaan raba qori ma qaadi karo, hanta ma dhibi karo
    Waxy keenta mahmaahda ah:- Sadx sadxbaay ku bartaa:-
    baahidu ducaday ku bartaa, beentuna fankeey ku bartaa, Baryaduna fadhiga ku barta. iyo
    Sadx way ku silciyaan:- nimad sugeeysoon so socon, nimaad soortoon ka socon, iyo nimaad sagootiso oo kugu soo noqda.

    Hadaba annago ah ummadda reer Ogadeeniya waxaan umadaha adduunka ee madax banana ugu yeereeyna, u soo jeedineeyna ugu dhawaaqeeyna ka codanaynaa in kalgii taliyaha itoobiya laga soo gaaro ummadda reer ogaaadeeniya inta ay goori goor tahay wayo sacadan waxaa ka socod wax yabaha ugu fool xun wax ka dhaca aduunyadan, sida dil, kufsasho, barakicin, gubid si dadban iyo toosba ah. Mar labaad waxaan codanaynaa in ummadda reer ogaadeeniya xaladeeda dib loo firriyo waayo waxay raban in ay ku nooladan sida ay umadaha madaxbanaan u nool yihiin ay u nolaadaan.

    There is no greater freedom than living. The regime in Ethiopia took that freedom away from every Ogden that has ever lived (Waxaa u guud weyn Xornimada :-Nolasha. Taliska itoobiya ayaa ka xayuubiyey xornimadii qof kasto oo abid ku noolaa dalka Ogaden)

    Heeybad waxaa ku leedahay dhulkaada hooyo ogaadeeniya,
    Hantiyeey macaan waa midaan hooy laga orane.
    waana la huraan e hagar la´aan wax ugu qabo,
    Nin dharbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maalye
    Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abade)
    Ogaadeeniya dhayaha kugu doogsade, Gumeeysigan aan dhaman maxaa dhibada u taagay.
    Waxaan rabaa in aan qisa yar indin sheego. Waxaa oon darted webiga soo cabid tagatay maroodi iyo cunug ay dhashay. Saadii ay biyaha u soo galeenba waxa soo weerary yaxaas aan dhowr berry hilib arag oo bahan, waxuu markiiba weerar cunugii, hase haate hooyaday ayaa dagaal kala hortagtay yaxaaskii. Wax laysla rafta waxaa laysula soo baxay biyahii,markaas ayuu yaxaaski xanaqay oo yiri war habartan cunuga ka dhicsay maad qaniinta, markaas ayuu dhuunta ka qaniin. Maroodigii intay ay xanaaqtay ayeey dhowr jeer cagtii weyneed ku garaacaday. Ka dib yaxaaskii oo dhaawac ah ayaa biyaha calaf la´an dib ugu laabtay. Hadaba Waxaan indin
    Leeyahay 200 oo sano ka dib gumeeysi kuma sii jiri karo, soo wajib innaga in saran manta maha in dadkeena iyo dalkeena ka xoreeyn gumeeysig .

    Waxan u barya tageeyna allaha iska leh guul oo idil, lehna quwad la arko
    Waxan ka baryeeynaa guul iyo awood, mujahadiinta ogaden
    Yaa allah la jiri xag hore iyo xag dame iyo kuli ahaan mujahadiinta
    Ya allah hubka majahadiint ku qumaati cadwgood, kuna guulee
    Yaa allah midee ereyadood, aragtidood iyo quluubtooda, mujahadiinta
    Yaa allah u awood sheego cadwgood adiga uunba awoodee
    Yaa allah cadawaga ka la turr quluubtood, midnimadood iyo khaainimadood
    Yaa allah ku tuur cabsi quluubtooda cadwga mujahadiinta
    Ya allah danahena xornimo adaan ku sheeganeeyn ahna kan keliya ee ku haboon arin u sheegasho.
    Yaa allah kor ka yeel oo midee ujeedadood mujahadiinta ogadeniya,
    Yaa Allahu xafid mujaahidiinta Ogadeeniya
    Yaa allah Aragtida iyo maqalka ka qaad cadawga mujahadiinta reer Ogaadeeniya
    yaa allaah cadawga ogaadeeniya damacood dhuleed,dhaqale, iyo ujeedo,
    burburi adiga aya ah kan wax burburin kara e

    Allahuma’ aqfir Lil’ Muslimiina wal Muslimat…
    Wal Muuminiina wal Muuminaat…
    Al-Axya’a minhum wal amwaat…
    Innaka samiicun mujiibul dacwaat…
    Inna Allah Ya’amuru Bil cadli wal Ixasan, wa Ita’aa dil Qurbaa
    Wa Yanhaa canil Faxshaa’a wal munkari wal baq’yi
    Yacidiukum La’allakum tadakkaruun\

    Da´yareey waa dareene waa danteeno, Kaftan leeysu dhiibiyo dheel iyo ciyaar iyo dhayal maha gobonimadu ye dabka wada qaad. Heeryada gumeeysiga naga tuura.

    Y.Ogle
    germany

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay