Ogaden News Agency (ONA)

Dil ka dhacay Xabaalo Nuur Guleed ee Gobolka Qoraxay

Ciidamada Woynaha ee amarka ku heysta xasuuqa shacabka ayaa maalmahanba waday xasuuq wadareed ay ka geysanayaan gudaha Ogadeniya.

15/09/2012 Meesha lagu magacaabo Xabaalo nuur guuleed oo u dhow magaalada Qabridahare ee xarunta gobolka Qoraxay waxay askarta naxariista daran ee gumaysiga ethiopia ku dileen allaha unaxariistee

Amas Xasan Maax Iyo

Macalin cabdi oo magaciisa oo dhamaystiran uusan nasoo gaadhin.

Ciidamada gumeysiga ayaa sido kale geystay xidhay aad u baahsan, hanti ay dhaceen iyo guryo ay gubeen. Waxaad kala socon doontaan dhacdooyinkaa wararka Gudaha Ogadeniya iyo xogag badan kuwi u danbeyay ee naga soo gaadhey gudaha Ogadeniya.

ONA

 

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=16516

Posted by on Sep 20 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 10,780
  • Last 7 days: 57,802
  • Last 30 days: 245,750
  • Online now: 31
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com