Jidh dil, Xidhay iyo Dhac Degamo kala gadisan oo kamida Ogadeniya ka dhacay
Wakaalada Wararka Ogadeniya oo ugabarateen inay idiin soo gudbiso wararka wararka dhacdooyinka iyo tacadiyada. waxa soo gaadhay dad kor u dhaafata 45 qof oo tacadi loogu geystay Ogadeiya. dadkan ayaa u badan dad la xidhay iyo dad jidh dil iyo xidhay loo geystay. Sidoo kale Waxaa jira goobo lagu laayay dad shacab ah.
Waxaa warbixintan idiinku soo gudbinaynaa dadki laxidhay, jidh dilka iyo boobka ay ciidamada gumeysigu ugu geyteen Ogadeniya.
05 iyo 08/09/2012 Magaalada Garigo’an waxay askarta gumaysiga ethiopia dhac iyo jidh-dil isugu dareen oday Da’ah oo lagu magacaabo
Cabdulaahi Daraar waxayna ka dhaceen lacag 9000 bir ah kadibna way xidheen.
Cabdidheere cabdulaahi waxaa isna laga dhacay 30 neef oo geela waana laxidhay.
Sidoo kale waxaa lagu xidhay magaaladaasi
Barshiir cabdi aadan abees
Geedi cali
Qureesh ilyaas Iyo
Yurub cabdi aadan
05 ilaa 8/09/2012 Isla taariikhdaas kore Magaalada caadana waxaa lagu xidhay dadka kala ah
Ifaraax axmed cabdulaah
Ardo Maxamed Muxumed
Ardo Ilyaas
Samartar Maxamed Cabdi iyo
Ifraax shariif
Magaalada Bukudhabo 03/09/2012 waxaa lagu xidhay
Axmed cabdulaahi bootaan oday
07/09/2012 dhuxun waxaa lagu xidhay
Canab cali ciise
07/09/2012 Deegaanka Marsin waxay askarta gumasyigu ku xidheen
Shugri xasan xuseen Iyo
Ifaraax khaddar yuusuf
31/08/2012 magaalada Yucub waxaa iyaana lagu xidhay
Farax daahir xalane
27/08/2012 Deegaanka isku dhoonley waxay askarta gumaysigu ku xidheen
Mowliid qani Iyo
Bashiir dheere
09/09/2012 magaalada Birqod ee gobolka jararna waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah
Cabdi Raabi
Cabdi Colaad
Axmed yare Cabdi Axmed
Carab Cali Dacar
Cabdulaahi Dhoonkey
Siyaad Faarax
Ibraahim Cabdulaahi
Iyo Macalin Cabdulaahi Cabidwaaxid
05/09/2012 Magaalada Galaalshe waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah
Sareedo Sheikh Maxbuub
Ardo Mahad
Faadumo Samatar
Axmednuur Ibraahim
Samatar Maxamed Cabdi
Maxamed Ilyaas
Bare Aw-axmed
Layla Shariif Cabdi
Faaduma Xaaji
Nuuro Xasan
Iyo Maryamo oo aana helin magaceeda oo dhamasytiran
09/09/2012 Deegaanka lagu magacaabo Daratoole ee gobolka Doollo waxay askarta gumaysiga ethiopia ku xidh xidheen dadka kala ah
Cabdixukun Diinoole
Xiiray Faratoon
Sucdi Urur Xirsi
Daahir Cabdi Qaate
Wali Cabdi Guhaad
Saalim Cabdulaahi
Cabdulhaai Aw-aadan
Maxamuud Cabdulhaai Aardoon
ONA
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=16520














