Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa ciqaabta ay shacabka u geystaan waxaa kamid ah inay dil, kufsi, jidh dil iyo dhac hantiyeed isugu daraan iyaga oo xasuuq shacab wadareed geysanaya. Waxay gubaan daabiyado idil oo dadkii dagna laga qixiyo ama lagu gubo iyaga oo ku jira guryahooda.

05 ilaa 08/09/2012 magaalada Galashe waxay askarta gumaysiga ethiopia dab qabadsiiyeen 7 guri.

Guryahan ay dabka qabadsiiyeen ayaa waxaa lahaa Cabdicasiis, Guuleed,iyo Shariif maxamed. Ilaa hada lama garamayo waxa ay ku qoonsadeen inay gubaan guryahaas.

Sido kale magaladaas ayay ciidamada gumeysigu waxay xabsiga u taxaabeen 5 qof oo kale oo degaanka magaladaas kamid ah.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay