Ogaden News Agency (ONA)

Qarax ka dhacay gaarisa oo lala beegsaday gaadhi

warar hor dhac ah oo hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya in subax nimadii hore ee saakay lala eegtay qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah gaadhi ay lahaayeen Poliska dalka kenya gudaha magaalada garissa ee xarunta gobolka waqooyi bari kenya.

qaraxu wuxuu kadhacay jidka Ngamia Rood kasoo horjeedka Cisbitaalka

qaraxan oo aad uxoogbadnaa ayaan lagaranayn inta uu le’egyahay khasaaraha kadhashay. Waxaana lagu soo waramaya wax dhimasho ah innuusan jirin balse 3 qof oo shacab ah iyo 4 kale oo Cidanka GSU ahi dhaawacyo so gaadheen kuwaas oo lagu daaweynayo dhaqtarka.

Ciidamo aad u tirabadan ayaa isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay.

Qaraxyada ayaa ku badnaa xeryaha qaxootiga dhadhaab oo ay kusuganyihiin boqolaal kun oo somali kaso bara kacday Somaliya iyo Ogadeniya.
faahfaahinta dib ayaan kasoo sheegi doonaa

ONA

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=16560

Posted by on Sep 21 2012. Filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 6,613
  • Last 7 days: 57,017
  • Last 30 days: 243,461
  • Online now: 23
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com