Maqaal aad u xiisa badan ayuu nooga soo diray magaalada Jigjiga ninka ku magacaaban maqaalka oo ah Dr. Muxumed Macalin. Maqaalka wuxuu kaga hadlay qoraaga labada kooxood oo uu ku tilmaamay inay dantooda ku jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itobiya marka la eego siyaabaha ay uga hadleen iyo falalka ay ku dhaqaaqeen si wadahadalkaasi u fashilmo.

Qoraalka oo aad u dheer una xiisa badan ka akhriso halkan:

 Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay