Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ee xarutna Gobolka Jarar ayaa sheegaya in 28/09/2012 Magaaladaasi ay Askarta gumaysiga Ethiopai ku dileen Allaha ha u naxariiste Marxuum Aar Cabdulaahi.Aaar cabdullaahi ayaa ahaa odey weyn oo da ah oo da’diisu aheyd 80 Sano.

Gumeysiga Ethiopia ayaa lagu yaqana inay laayaan dadka waayeelka ah dabarjaraan. iyaga oo aaminsan haddi odeyaasha lagumaado iyo aqoonyahankaba in bulshadaasi wax jidka toosan ee xoriyada ku hoggaamiya in lawaayi.

Dilka odeygan ayaa kusoo beegmay waqti beesha caalamku ay aragtay gumadka lagu hayo shacabka ogadeniya.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay