Maxamud Fowsi Xashi oo 20daqiiqo kahor lagu dhaawacay south africa
wardagdag ah oo hada naga soogadhaya gobolka PE gaar ahaan dagmada mother_well ayaa na loogusheegay in muwaadin udhashay ogadeniya dhaawaca xun loogeestay dhawacan ayaa ah madaxa iyo caloosha xabado ka haleelay.

Alaah ayaa uga baryayna innuu kabadbaadiyo dhaawacan muwaadinkan oo wali xaaladisa caafimaad heerkeeda lanoo xaqiijin.

SA

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay