Warar goor dhaweyd nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheega in saakay uu dagaal aad u xoogani ka bilowday deegaanka lagu magacaabo Goglo oo ah deeegaan aad u baaxad wayn una dexeeya gobolada Qoraxay iyo Doollo gaar ahaan halka lagu magacaabo Bubi.

Dagaalkaan oo saakay aroortii bilowday ayaa illaa iyo hadda socda waxaana lasheegayaa in uu ka dhashay khasaare lixaadle oo loogaystay Askarta gumaysiga Ethiopia.

Warbixntan oo faahfaahsan warkaan dib ayaan kasoo sheegi doonaa.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay