Dad badan oo qaxooti ah ayaa ka imanaya dhulka somalida Ogadeniya oo gaadhaya maalin kasta xeryaha qoxootiga ee dalka Kenya kuwaas oo ka cabanaya in xasuuq u geystaan ciidamada Itoobiya Maxamed Abdullahi Yusuf oo ka mid ah dadkaas ka soo qaxay ayaa
waxaa wareystay VOA Soamli isaga oo jooga xerada Dhadhaab. —>>