Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya ee wadanka Finland ayaa ka qeyb galay Seminaar loogu talo galay dhalinyarada ku dhaqan dalka Finland. Siminaarkan oo oo socday 20-21 October 2012.

Seminaarkan waxaa ka qabtay European Youth Action waxaana lagu qabtay caasimada Helisinki ee wadankan Finland.  Ururka dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya OYSU Finland ayaa ka faa ideystay seminaarkan oo looga hadlay arrimo badna oo ay kamid tahay nidaamka Maamulka iyo maareynta iyo waliba qaabka wada shaqeynta ururada kala gadisan.
cabdiraxmaan jarari helsinki
Ona

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay