Dhalintii Gadoode Gaashaanka Boobtee

Dagta Qoriga galise Ugu galey godkoodi

Gayigii Xoreeyo Ku shahiiday gaalada

Gayigii Xorweeye JWXO hanatay Guushi

Calankuna garwaaqsaday

Galad Eebe Weeye

Jawxaa(JWXO) dhalisay Goolkii.

Waa ereyo kamid ah Heesti gabadhena Codka Macaan Jig Jiga Girl ay ku luqaynayso Daawasho Wacan

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay