War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO) ayaa sheegaya weerar saaka ay ku qaadeen cutub katirsan NH/CWXO askar gumaysi oo joogtay deegaanka lagu magacaabo Kaar-riyon oo kuyaala  duleedka Magaalada Qabridahar ee Xarunta Gobolka Qoraxay

dagaalkan saakay dhacay ayaa waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay tiro intaasi kabadan,

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay