Ogaysiis,, waxaa bulshada reer Ogadenia ee ku dhaqan Switzerland lagu war galinayaa inay ururka Midowga Dhalin Yarada & Ardayda Ogadenia (OYSU) ay usoo diyaariyeen barnaamijyo xiisa leh 28/10-2012 ee bishan, Barnaamijyada ayaa waxay ka koobnaan doonaan    maalinka dhalinta Ogadenia, Muxaadaro diini ah & siminaaro idin xiisa galin doona.

Hadaba bulshooy ha moogaanina oo haka maqnaanina maalinka axada ah ee inagu soo food haysa insha-allaah.

·Goobta:  waa zurich8049, limmattalstr.214

Saacada: waa 2:00 Duhurnimo

Waxii intaa dheer waxaad kala xidhiidhaysaan

Mahamed Husein & Caafi Muxumed

·Tell number: 0041764099659 ama 0041765677583  

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay